top of page

Oslo

edit_white[386].png

FOOM

Halkan waxaad ka heli doontaa foomam kala duwan oo aad u baahan tahay.

map_location[377].png

KHARIIrADA

Raadi wadada dhibaato la`an habka ugu fudud

bus2_white[387].png

BASASKA

Dhammaan fursadaha basaska hal meel

annet_edited.png

WAXA KALE

coron 2.jpg

HORDHAC ASEY UB

HORDHAC ASEY UB

loogu talagalay dadka ku cusub Norway

Waxa aan marwalba raadineynaa sida aan ugu fududeyn laheen nolosha dadka qaxootiga ku ah Norway, Asey-ne waa app-ka hoos udhig u ah arrinkaan. Ilaa 2019, dhamaan qaxootiga ku nool dalkaan Norway ayaa kafaa'iday app-keena adeegsiga fudud. Wuxuu  wax ka bedelayaa Nolosha si aan horay loo arag, ayadoo uu siinaayo isticmaalaasha fursad ay ku baaraan xulashooyinka kala duwan ee uu leeyahay.

ny logo (1) kopi 1.png

NAGU SAABSAN

yaawaaye ASEY UB

Waxaan nahay shirkad dhalinyaro ah oo leh himilo isla markaana caawisa qof walba oo Norwey ku yimaada qaxooti anagoo sameynayna barnaamij leh dhammaan macluumaadka lagama maarmaanka ah ee ay u baahan yihiin tusaale ahaan: khariidadaha, turjubaannada, foomamka lagama maarmaanka u ah iyo in ka badan, oo ay ugu baahan yihiin nolol maalmeedka. Magaca Asey UB wuxuu ka soo jeedaa tigrinja oo macnaheedu yahay in waxyaabaha aad fileysay iyo rajooyinkaaga fulisay.

QAYBAHA KALA DUWAN APP-KA

KA KOOBAN LUUQADA KALA DUWAN

si aad u fahantid waxkasta oo aad aqriso.

MACLUUMAAD FUDUD

Ku noqo mid si dhakhso leh loogu caawiyo.

User-saaxiibtinimo

Kuwaasoo adiga loogu talagalay.

NALA SOO XIRIIR

Waxaan u aragnaa inay cajiib tahay in aad adiga nala soo xiriir maanta oo la hadashid mid ka mid ah wakiillada adeega macaamiisha - oo aad naga hesho waayo-aragnimo aad u fiican!

boostada: post@asey.no

Telefoonka: 412 58 777

  • instagram
  • facebook
bottom of page